Waa Tan Sida Loo Tiriyo: Adigoo ka bilaabayo 3-da bilood ee uurka ugu dambeeya, bilow rinta.Kula soco dhaqdhaqaaqyada ubadkaaga adigoo iscmaalaya app-ka BILAASHKA ah ee Count the Kicks ama riyaha mareegta ah. Ama, booqo CountTheKicks.org si aad u dejisato jaantuska warqadda ah ee lagula socdo dhaqdhaqaaqa.Maalin kasta ri dhaqdhaqaaqyada ilmahaaga — doorbidaayo waq isku mid ah. Isku day inaad wakh doorato markuu ubadkaagu caadiyan rrcoon yahay.Ogow muddada ubadkaagu ku qaadato inuu 10 dhaqdhaqaaqood sameeyo, oo qiimee awoodda dhaqdhaqaaqyada ubadkaaga.Dhowr maalmood ka dib, waxaad bilaabi doontaa inaad aragto celcelis ahaan dhererka wakhga ay qaadanayso si uu u gaaro 10 dhaqdhaqaaqood.Isla markiiba wac daryeel bixiyahaaga haddii aad dareento isbeddel ku yimid awooda dhaqdhaqaaqyada ama muddada ay ku qaadanayso ubadkaaga inuu gaaro 10 dhaqdhaqaaqood.Counng Kicks Waa Waxaay Tahay Inaad Sameyso.Waa Muhiim oo SidooKale Waa Sahlan Tahay!Ha Daahin! Maanta kala deg app-ka BILAASHKA ah ee Count the Kicks gudaha app store!• Wuxuu kaa caawinayaa inaad la socotorabaada dhaqdhaqaaqyada iyoawoodda dhaqdhaqaaqa ubadka• Waxay awood kuu siinaysaa inaad KA HADASHO haddii aad aragto isbeddelku yimid rabaada dhaqdhaqaaqyadacaadiga ah ee ubadkaaga• Waxay sare u qaadaa isla xidida hore• Waxay kaa caawinaysaayaraynta walbahaarka• Waxaa lagu heli karaa in kabadan 20+ luqadood• CountTheKicks.org23451